

Hargeysa (HWA) Mr Marius Rauh, oo ah Madaxa iskaashiga Horumarinta ee Safaaradda Germany ee Nairobi

ayaa Maanta kormeer indho indho ah ku tagay goobah uu ka socdo Mashuuca biyo galinta Caasimada

Hargeysa iyo Shaybaadhka Hubinta Tayadayad biyaha sidoo kale Marius Rauh waxuu kulan Kula Qaatay Xarunta Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maareeyaha Wakaalada biyaha Mudane Maxamed Cali Axmed
Wariye Siciid Xuseen Yuusuf
HWA






