Mayor Cabdikariim Axmed Mooge – Furitaanka Wajiga koowaad ee mashruuca biyaha Hargeysa. Halkan ka daawo muuqaalka...
Mustafe Cilmi
Kaabayaasha la hirgaliyay iyo xaddiga biyaha ee lasoo saarayaaba iyo nidaamkan tiknoolajiga casriga ah ku dhisanba waa...
Maanta oo aynu furayno wajiga 1aad ee Mashruuca Biyaha waxa sida oo kale aynu xidhaynaa ama ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo xadhiga ka Jaray Wejiga Koowaad ee Mashruuca Biyaha Hargeysa… Halkan ka daawo muuqaalka...
Ka dib markii la dhameeyay dhismaha xarunta cusub ee Biyo-soo-saarka Geed-deeble, lana tijaabiyay hawlaha ay Wakaaladdu go’aansatay...
Hirgalinta dhaamamka Sarre iyo Hoose waxa lagaga gaashaaman karaa hoos u dhaca xaddiga kaydadka Biyaha Hoose iyo...
Tijaabadda mid ka mid ah 3-ceel oo Wakaaladdu ka hirgalisay Geed-deeble. Kusoo-xidhka ceelashan ee nidaamka Biyo-soo-saarka cusub...
Xarunta Maareynta Biyaha Hoose iyo Biyo-xidheenada ee Wakaaladda biyaha ayaa ku gudo jirta Daraasada biyo qabatinada afar...
Sugidda Xogta ceelasha iyo la-socoshada heerka Biyuhu ay taaganyihiin iyo halka ku haboon ee ay tahay in...